Saxilnews.com
HANTI-DHOWRAHA GUUD EE QARANKA SOMALILAND OO SHEEGAY IN HAWLO BAADHISEED UGA SOCDAAN WASAARADAHA MAALIYADDA IYO ARRIMAHA DIBADDA
November 19, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Hanti dhowraha guud ee qaranka Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay in uu socdo baadhitaan ay ku hayaan Wasaaradaha Maaliyada iyo Arrimaha dibada, Waxaana uu sheegay in baadhitaankaasi ay qayb ka yihiin Wasiirada laga bedelay Wasaaradahaasi.\

Halkan hoose ka daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News