Saxilnews.com
Hammi kasta iyo himilo walba oo uu qof leeyahay hubaal maalin ayuu ka dhabeeyaa
September 7, 2019 - Written by admin

Hargaysa (Saxilnews.com)-Labo sanno kahor ayaan is baranay iyada markaasi, oo ay ii sheegtay, in ay jeceshahay hammigeeduna yahay, in ay maalin maalmaha kamid ah noqoto weriye amma suxufiyad ka hawlgasha warbaahinta.

Waxa ay ii sheegtay in ay baratay saxaafadda laakiin aannay weli ku shaqayn.

Hammi kasta iyo himilo walba oo uu qof leeyahay hubaal maalin ayuu ka dhabeeyaa Hamda Cabdi’casiis Sogsog oo ah gabadh dhaayaha “indhaha” la’ ayaa ka mid noqotay hawlwadeenadda Telefishanka Baddacas24 oo xarruntiisu ku taal magaaladda Hargaysa.

Xamda waynu la faraxsanahay waynuna hambalyeynaynaa.

Saxfi .Mohamed Haldoor

Hargaysa

 

COMMENTS
Latest News