Saxilnews.com
Halkan Toos Uga Daawo :- Doorashada Madaxtinimada Somaliya Oo Hadda Gashay Wareegii Labaad
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya saaka si rasmi uga bilaabmatey

doorashada madaxweynaha cusub ee dalkaais hogaamin doona afarta sanno oo socda waxaana ku tartamaya doorashadaasi musharaxiin kor u dhaaftey 20 musharax
Halkan Hoose Toos Uga Daawo Qaabka Ay Doorashadu U Socoto

COMMENTS
Latest News