Saxilnews.com
Dagaalkii Ka Dhex Qarxay Labo Beelood Oo Wada Degga Deeganka Dararwayne Oo Hada Kasocda Deegankaasi”
August 4, 2016 - Written by admin

Dararwayne (Saxilnews.com)-
waxaa ilaa hada Nagasoo Gaadhaya Wararka ka imanaya Deeganka Dararwayne ee gobolka sanaag waxana la soo sheegayaa inay ilaa hada socoto Rasaasta xoogan oo isku adeegsanayaan labada dhinaca ee deegankaasi iyadoo sidoo kale wararku ay intaasi ku darayaan inay jiraan khasaare baaxad leh oo ka dhashay halkaasi

inkastoo aan ilaa hada la sheegin khasaaraha13942752_1139611102767402_411426145_n dhabta ah ee ay sababeen dagaaladaasi balse waxaa hubaal ah maka la eego baaxada uu dagaalku leeyahay inay jiraan sida ay sheegayaan dada goob joog ahi hal qof oo laga dilay qoladii weerarka soo qaaday halka labo qof oo hore looga dhaawacay ragg la sheegay inay ka shaqaynayeen barkad ay ku lahaayeen degaankaasi  Dararwayne

13933218_1139611112767401_2092511753_n

Xukuumada somaliland ayaa lagu wadaa inay gaadhi doonto degaanadasi ay dirirku ka bilaabtay wakhtiyada soo socda ,

kalaso wixii soo kordhaca www.saxilnews.com

COMMENTS
Latest News