Saxilnews.com
Jaaliyada Sweden Ee Gobolka Saaxil Oo Il Ay Naxariisi Kujirto Ku Eegay Baahida Caafimaad Ee Gobolka Kuna Deeqday Kontiir Qalab Caafimaad Ah
August 18, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxil News.com)- Jaaliyada Wadanka Sweden Ayaa Soo Gaadhsiyey Gobolka Saaxil Koontiir Afartan Fiid Ah Oo isugu jira Qalab Caafimaad Oo Kala Duwan

Gudoomiyaha Haayada Bisha Cas Xuseen Maxamed Cismaan Ayaa Ku wareejiyey Maamulka Gobolka Iyo Degmada Berbera .

COMMENTS
Latest News