Halkan K Akhriso 23 Xubnood Oo Uu Guddoomiye Muuse Biixi Soo Magacaabay + Magacayadooda Iyo Beelaha Ay Ka Soo Jeedaan

0
18
Hargeysa (SAXILNEWS)_waxaa habeenkii halay ahaa Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi  ku dhawaaqay in uu ku soo  kordhiyay xubnaha galaha dhexe ee kulmiye  23 cunnood oo uu dhamaan ka xeerka golaha dhexe ee kulmiiye awood u siinaayo in uu magacaabi karo kali 23 xunood , hase ahaatee waxaa uu gudoomiye Muuse Biixi roorkoodda majooratiii ka dhigay sida magacayda ka muuuqata
,
xisbiga kulmiiye oo hore u xisbiyada ugu caayi jiray inay qabyaalada wax ku doortaan ayaa maanta ku cadaatay in uu isna qabyaalda tii ugu waynayd ka dhex sameeyay xisbiga kulmiye
HALKAN HOOSE KA AKHRI
 

 

1. amina Haji Mohd Jirde Habar Awal ( ciise Muse).

2- Canab Cumar Ileeye Habar awal (Sacad Muuse)

 3- Cali Sheekh Yoonis Habar awal (Sacad Muuse)
4- Xasan Mawliid Habar awal (Sacad Muuse)
5- Xuseen Maxamed Rodol Habar awal (Sacad Muuse)
 6- Aaminna Yuusuf Aar (Timo dheer) Habar awal (Sacad Muuse)
7- Axmed Yuusuf Dirir Habar awal (Sacad Muuse)
8- Samsam galbeedi Habar awal (Sacad Muuse)
9- Hodan Axmed Cabdillaahi Habar Awal………(Sacad Muuse)
10- Maxamuud Saalax Cabdi Habar Awal.…….(Sacad Muuse)
11- . Faadumo Yuusuf Qodax Habar Awal……….(Sacad Muuse)
12- Aniisa Nuur Cigaal: Habar Awal………(Ciise Muuse)
13- Cabdi Giire . Arab
14- Khaliif Maxamed Warsame: (Habar Jeclo)
15- Maxamed Yuusuf Siciid. (Ciidagale)
16- Aamina Xaji Axmed Miisan: Samaroon.
17- Dalays Shire Faarax: Habar Jeclo
 18- Baashe Cawil Xaji Cumar Habar Jeclo
19- Xasan Faarax Jagac: Habar Jeclo
20- Gen: Xasan Sallin: Habar Jeclo
21- Guuleed Jaamac Ducaale Habar Yoonis
22- C/qani Aadan Cadde: Dhulbahante
23- Cumar Dixood. Arab.

BERBERA2002@GMAIL.COM

 

OFFFICE HARGEISA SOMALILAND

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here