Saxilnews.com
HAL ARIN OO UU SHEEGAY MADAXWEYNE BIIXI INAY GOBALKA SANAAG GOBALADA KALE DHEERTAHAY “ CEERIGAABO FAANKA WAAN U OGOLAHAY ..”DAAWO MUUQAL
November 26, 2018 - Written by editor

Ceerigaabo(saxilnews.com)-Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminaayey ayaa waxaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobalka Sanaag .

Madaxweynaha  ayaa khudbad  u jeediyey shacabkii soo dhaweeyey waxaana uu madaxweynuhu ka dhawaajiyey arimo uu sheegay in gobalka Sanaag ay gobalada kale dheertay , waxaana madaxweynuhu sidoo kale  sheegay in reer Ceerigaabo uu faanka u ogol yahay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

COMMENTS
Latest News