Saxilnews.com
Haayada Tamarta Jsl oo is hortaagtay qiimo kordhinta Shirkadaha Laydhka .
June 2, 2022 - Written by admin

Hargaysa ( Saxilnews.com)Waxaan soo dhowaynayaa amarkan Gudoomiyaha Komishanka Tamarta JSL Mudane Axmed Faarax Cadare oo joojiyay korodhka qiimaha laydhka oo shirkadaha korontada sameeyeen.

Waxaan Bulshadayda reer Berbera ee gobta ah usoo sheegayaa inay bixiyaan qiimihii hore oo ahaa $0.30 per kw.

Waxaa kale oon usoo jeedinayaa Shirkada Maamusha laydhka Berbera inay hagaajiyaan tayada laydhka iyo helitaankiisa 24/7.

Xidhibaan Cabdirashiid

 

COMMENTS
Latest News