Saxilnews.com
Haayada SOS Ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyey In Ka Badan 93 Arday Oo Bartay Farsamada Gacanta Berbera Wasiiro Ka Qaybgalay
February 11, 2015 - Written by admin

Berbera( Saxilnews.com)- Wasiirka Beeraha Somaliland Ayaa Ka Qaybgalay Xaflada Balaadhan Oo Shahaadooyin Lagu Gudoonsiinayey Arday Ka Qalin Jabisay Farsamada Gacanta Berbera Waxayna Barteen Farsamada Biyaha Laydhka Iyo Waliba Arimaha Cunto Karinta

 

 

 

Mukhtar Abdirahman

Berbera// Office

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News