Saxilnews.com
Guud Ahaan Gobalada Iyo Degmooyinka Somaliland Oo Saaka Looga Dareeray Tukashada Salaad Roob Doon Ah
February 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Guud ahaan gobalada iyo degmooyinka Somalilandayaa waxaa saaka looga dareeray tukashada salaad roob doon ah

 

Wasaarada diinta iyo awqaafta Somaliland ayaa shalay shacabka reer Somaliland ku war gelisay in ay salaadaasi ka soo qeyb galaan si alleh SWT looga baryo in uu roob inoo shubo oo uu inaga jabiyo abaarahan xun ee dalkii ka jira

COMMENTS
Latest News