Saxilnews.com
Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Hadlay Wada Hadalada U Furmay Dawlada Somaliland Iyo Kooxda Khaatumo
August 9, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) -Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee  golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa maanta ka hadlay wada hadalada magaalada caynaba uga furmay dawlada Somaliland iyo kooxda Khaatumo ee uu horjoogaha u yahay Cali Khaliif Galaydh.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News