Saxilnews.com
GUDOOMIYAHA WAXBARASHADA GOBOLKA SAAXIL AYAA ISKU SHAANDHAYN IYO MAGACAABIS KU SAMEEYAY MAAMULAYAASHA DUGSIYADA.
September 8, 2019 - Written by Maxmed gamuute

Berbera 8 Sep 2019 (Saaxilnews.com). Saaka waxaa xafiiska Gudoomiyaha W/W&S Gobolka Saaxil Mud: Ibraahin Digaale Maxamed. ka soo baxday wareegto sumadeedu ahayd. Reff:W/W&S Gobolka Saaxil/233/2019. Ujeedadeeduna ahayd Magacaabis iyo Isku Bedel Maamulayaal.

 

COMMENTS
Latest News