Saxilnews.com
Gudoomiyaha Togdheer Oo si wayn Loogu Soo Dhaweeyey Degmada Burco.
June 29, 2020 - Written by admin

Burco ( Saxilnews.com)- Maxamed Diiriye Xayd Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Mid wuu balan qaaday oo wuxuu yidhi”

“Waxa Igu Axdiga Illaahay ah inaan idiinku shaqeeyo cadaalad iyo midnimo” ”

Mid kalena wuu codsaday Oo Wuxuu Yidhi ”

“Reer Burcoow Sidaad Soo Dhaweyntayda Ugu Midaysan tihiin Ugu Midaysnaada Inaad Igula Shaqysaan”

COMMENTS
Latest News