Saxilnews.com
GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE EE SOMALILAND PROFFESOR ADAN XAAJI CALI OO DHAGAX DHIGAY DHISMAHA MAXKAMADA RACFAANKA GOBOLKA MAROODI JEEX
November 16, 2018 - Written by editor

Hargeysa(saxilnews.com)-Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Aadan Xaaji Cali oo ay weheliyaan maamulka maxkamada racfaanka gobolka maroodi jeex ayaa  dhagax dhigay dhismaha cusub ee ay yeelan doonta maxkamada rafcaan Gobolka Maroodi Jeex.

 

 

 

 

COMMENTS
Latest News