Saxilnews.com
Gudoomiyaha G/saaxil Ayaa Deeq Ka Gudoomay Xubin Kasocotay Jaaliyada Sweden Ee G/saaxil Kuna Baaqay in Nabada La Ilaaliyo
January 28, 2015 - Written by admin

(SN) Berbera

Maamulka G/saaxil ayaa Manta Deeq Ka Guudmay Fatxa Cabdi Muuse Oo Kamid Ah Qurba Joogta G.saaxil ee Wadanka Saweden Deedan ayaa Loogu Talo galay Kooxda Kubada Cagta Ee Degmada Berbera Waxaa Ka Gudoomay Gudoomiyaha G/saaxil Fahmi Bidaal Iyo Duqa Berbera C/shakur Cidin

Fatxa Oo Madasha Ka Hadashay Ayaa Sheegtay Inay QalabkanI isugu Jiraan diray, kala duwan ee ciyaaraha iyo sidoo kale koodadka kubada waxay tilaamamatay inay kaga hortagayaan tahriibka qabyaalada iyo sidoo kale dhaqamada xun xun ee halista ku Haya dhalinayarad sidoo kale ay kor ugu qaadayaan mooralka iyo niyada kooxaha kubada cagta ee Berbera

Duqa Berbera C/shakuur Cidin Ayaa Si wayn Ugu Mahadnaqay Fatxa Cadi Muuse Deeqda ay ku deeday Dhaliyarada G/saaxil gaar ahaana kooxaha kubada Cagta Ee Gobolka waxaanu usoo jeediyey jaaliyadaha kuna booriyey inay ku dadaalan sidii ay dadkooda wax usoo tari lahaayeen una muujin lahyeen dadaal dheeri ah oo salka ku haya waxqabad iyo horumarka degmada berbera

Gudoomiye Fahmi Ayaa Isaguna Carabka Ku Dhuftay inay Mudan Tahay Dhiirigelinta Iyo Kobcinta Kooxaha Kubada Cagta Gaar ahaana Degmada isagoo dhalinyaradana usoo jeediyey inay ka qaybqaatan ilaalinta nabada galayada

Bebera//Office

Berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News