Saxilnews.com
Gudida Qaadhaan Ururinta Dhismaha Wadada Ceerigaabo Oo Deeq Lacag Ah Ka Gudoomay Qurba Joogta U Dhalatay Magaalada Ceerigaabo
August 2, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) Gudida qaadhaan ururinta dhismaha wadada ceerigaabo ayaa deeq lacaga oo dhan 3000$ (Saddex Kun Oo Dollar) oo ay soo direen hablo qurba joog ah oo u dhashay magaalada ceerigaabo  kala wareegay Maxamed Axmed Cawad

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News