Saxilnews.com
Gudida Anshaxa Ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka Iyo Saraakiil Ka Socotay Xisbiyada Qaranka Oo Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa
August 17, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews) -Gudida anshaxa ee komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland iyo saraakiil ka socotay xisbiyada qaranka ayaa shir ay ku yeesheen xarunta gudida komishanka waxay fariin u direen shacab waynaha gobolka sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
Latest News