Saxilnews.com
Gudida Abaraha Ee Degmada Ceel Afwayn Oo Maanta Kala Diray 9 Baabuur Oo Kalasida Raashin Iyo Caleenta Balka
November 25, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Ceel Afwayn(Saxilnews)-GUDIDA Abaaraha degmada ceelafwayn aya manta sirasmiya ukala diray tiro dhan 9Baabuur oo sida bal iyo raashin ay siwada jira usoo dhibeen maamulka iyo shacabka gobolka gabilay. Iyagoo deeqdan ugu talo galay dadka abaaruhu saameeeyen ee walalahooda kuna nool degmada ceelafwayn iyo deegamada hoosyimada. Iyadoo gudida abaaraha degmada ceelafwayn ay deeqdan soogadhay ukala direeen deegamada kukalayaala koonfurta galbeedka iyo waqooyiga degmada ceelafwayn. Ugu horayn halkaasi waxa kahadlay gudoomiyaha gudida abaaraha degmada ceelafwayn Shiikh saleebaan jaamac ducaale oo kudheeraday ahmiyada ay leedahay istakulaynta iyo isu gargaarida bulshada walaaalaha ah dhexdeeda sidoklena sheegay inay uga mahadnaqaayaan dadwaynaha reer gabilay deeqdan ay so gadhsiiyeen dadkooda walaalaha ah we abaartu haleeshay dhinaca kalena waxa u gudomiyuhu Alle swc kabarayay inuu Alle raxmadkiisa inoo shubo dhamaanteen.sidokle waxa ISNA halkaasi kahadlay xildhibaan Saleeban yuusuf diriye odawaa oo kamida gudida abaraha degmada ceelafwayn isagoo mahadnaq baladhan udiray dadwaynaha iyo maamulka gabilay sheegayna inay abaal aan laqiyaasikarayn uhayaan dhamaan dadka reer gabilay. Iskusoo wada xooriyo maha deeqdii ugu hoarysay ee ay gudida abaruhu uqaybisay dadka deeganadasii iyagoo dadaal iyo juhdi kubixinaya markasta sidii ay wixii karankooda ah bulshadooda gadshiiyaan iyagoo hadh iyo habayn heegan ugu jira dadka walaalahooda ee abaartu asiibtay. By Nuuradiin shimbir

GUDIDA Abaaraha degmada ceelafwayn aya manta sirasmiya ukala diray tiro dhan 9Baabuur oo sida bal iyo raashin ay siwada jira usoo dhibeen maamulka iyo shacabka gobolka gabilay. Iyagoo deeqdan ugu talo galay dadka abaaruhu saameeeyen ee walalahooda kuna nool degmada ceelafwayn iyo deegamada hoosyimada. Iyadoo gudida abaaraha degmada ceelafwayn ay deeqdan soogadhay ukala direeen deegamada kukalayaala koonfurta galbeedka iyo waqooyiga degmada ceelafwayn. Ugu horayn halkaasi waxa kahadlay gudoomiyaha gudida abaaraha degmada ceelafwayn Shiikh saleebaan jaamac ducaale oo kudheeraday ahmiyada ay leedahay istakulaynta iyo isu gargaarida bulshada walaaalaha ah dhexdeeda sidoklena sheegay inay uga mahadnaqaayaan dadwaynaha reer gabilay deeqdan ay so gadhsiiyeen dadkooda walaalaha ah we abaartu haleeshay dhinaca kalena waxa u gudomiyuhu Alle swc kabarayay inuu Alle raxmadkiisa inoo shubo dhamaanteen.sidokle waxa ISNA halkaasi kahadlay xildhibaan Saleeban yuusuf diriye odawaa oo kamida gudida abaraha degmada ceelafwayn isagoo mahadnaq baladhan udiray dadwaynaha iyo maamulka gabilay sheegayna inay abaal aan laqiyaasikarayn uhayaan dhamaan dadka reer gabilay. Iskusoo wada xooriyo maha deeqdii ugu hoarysay ee ay gudida abaruhu uqaybisay dadka deeganadasii iyagoo dadaal iyo juhdi kubixinaya markasta sidii ay wixii karankooda ah bulshadooda gadshiiyaan iyagoo hadh iyo habayn heegan ugu jira dadka walaalahooda ee abaartu asiibtay.

COMMENTS
Latest News