Saxilnews.com
Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE
February 5, 2015 - Written by admin

XISBIGA MIDNIMADA & HORUMARINTA SOMALILANS

(KULMIYE)

Address:  Jigjigayar, Ibrahim Kodbur District, Hargesia Somaliland.

Tell:           00252-2-527883

Mobile:      00252-2-4134891

Email:        kulmiye_party@hotmail.com/Website: www.kulmiye.com/www.kulmiye.org

 

 

REF: XK/XGX/0042069/2015                                                                           Date: 04/02/2015 

 

Ujeeddo: Tacsi

Guddoomiyaha xisbiga talada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa Guddiga Fulinta, Golaha Dhexe iyo guud ahaan taageerayaasha xisbiga KULMIYE, wuxuu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoyska, qaraabada, ehelada iyo shacabka reer Somaliland ee uu ka baxay Marxuun Sheekh Cumar Qawdhan oo ku geeriyooday maanta (04/02/2015) magaalada Hargeysa.

Marxuum Sheekh Cumar Qawdhan wuxuu ka mid ahaa tiirarkii waawaynaa ee SNM, waxaanna si gaar ah loogu xasuusan doonaa xaruntiisii Dibiile ee uu halgaka ka taakulayn jiray.

Alle naxariistiisa janno ha ka waraabiyo Marxuumka, qoyska, qaraabada iyo shacabkana dhammaanteen samir iyo iimaan ha innaga siiyo Aamiin…Aamiin…Aamiin.

 

ALLAH                 MAHAD             LEH

 

Xafiiska Warbaahinta ee Xisbiga KULMIYE 

COMMENTS
Latest News