Saxilnews.com
Guddida Doorashooyinka Oo Maant Ka Shiraya Laba Maayar Iyo Shan Xildhibaan Oo Maamuus Ka Xayuubin Lagu Soo Oogay
February 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa(Saxilnews):- Gudida doorashooyinka Somaliland ayaa la filayaa in ay maanta ka shiraan  oo ay ka doodaan dacwad uu xisbiga Ucid u gudbiyay taas oo salka ku haysa ka dib markii ay ka baxeen labada maayar ee Barbara iyo gabilay iyo shan xildhibaan oo kale.

Waxaana uu xisbiga Ucid diyaariyay cidii buuxin lahay boosaska.

Shanta xildhibaan ee kale ayaa laba ka tirsan yihiin gabilay halka mid ceergaabo yahay labada kalena hargaysa yihiin.

Lama saadaalin karo talaabada ay qaadi doonaan gudida doorashooyinka Somaliland.

COMMENTS
Latest News