Saxilnews.com
Golaha Wakiiladda Somaliland Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Gaadhay Magaalada Laascaanood Iyo Ujeedada Socdaalkooda
August 18, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(SaxilNews)-Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News