Saxilnews.com
Golaha Deeganka Berbera Ayaa Go,aan Adag Kasoo Saaray Sadex Xildhibaan Oo Ka Tirsan Golaha Deegnka .
May 12, 2018 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Kalfadhigan oo ahaa mid aan caadi ahayn ayaa waxaa go,aan lagaga soo saaray sadex xildhibaan oo ka tirsan golaha deeganka Berbera kadib markii ay hadalo deel qaaf ah saxaafada isku marinyeen maalmihii ugu danbeeyey .

shirkan oo gudoominayey gudoomiyaha golaha deegnaka Berbera Cabdishakuur Maxamuud Xasan (Cidin)

COMMENTS
Latest News