Saxilnews.com
Go’aanadii Ugu Adkaa oo laga soo saaray Dhallinyarada Kooxo Kooxaha ah
February 1, 2015 - Written by admin

Hargaysa ( Saxilnews.com)- Cuqaasha Gobolka Maroodi Jeex ayaa Shir ay Maanta isugu Yimaadeen isla markaana ay Goob Joog ka ahaayeen Madaxda Wasaarada Arrimaha Gudaha iyo Taliska Ciidanka Booliska ayaa Meel adag iska taagay Hab dhaqan fool xun oo ay caadaysteen in ka mid ah dhallinyarada caasimada oo Kooxo Kooxo isu raaca isla markaana sameeya falal ka dhan ah Nabadgalyada.” HALKAN KA DAAWO https://www.youtube.com/embed/HlPCi96zpKk

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News