Saxilnews.com
Garabka Haweenka ee Xisbiga Waddani oo Hadhimo-sharafeed ku soo dhaweeyay Marwo Canab Axmed Nuur
February 9, 2015 - Written by admin

Hargeysa-(Saxilnews.com)-Garabka Haweenka Xisbiga Waddani iyo xildhibaannada aqalka Wakiillada ugu jira xisbigaas, ayaa maanta munaasibad hadhimo-sharafeed ku soo dhaweeyay Canab Axmed Nuur oo ka mid ah taageerayaasha Qurbojooga ah, gaar ahaan Denmark.

Hadhimo-sharafeedkan oo ka dhacday Hudheelka Hiddo Dhawr ee magaalada Hargeysa ,ayaa waxaa ugu horayn ka hadashay Marwo Caasha  Xuseen Maraykan oo kamid ah garabka haweenka ee Xisbigaas iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo isagoo dhawaan ku biiray.

Halkan Ka daawo Video, kana bogo sawiro

COMMENTS
Latest News