Saxilnews.com
FANNAANADDA YURUB GEENYO OO REER DJIBOUTI SOO XASUUSISAY FANKII BERISAMAADKII
February 9, 2015 - Written by admin

Saxilnews.com – Fannaanada codka dahabiga leh ee Yurub Maxamed Cabdi (Yurub Geenyo), ayaa wac-daro ka dhigtay Caasimadda Jamhuuriyadda Djibouti, kadib markii ay  bandhig faneed ku dhigeen Kooxda Xiddigaha geeska ay hormoodka u tahay, waxaanay si Live ah ugu heesaysay Muusigii ay tumayeen Kooxda Muusigada Djibouti.

Haddaba, muuqaalka heestaas oo aad u qurxoon halkan hoose ka daawo isagoo dhammaystiran:-

Kusoo Dir Fikirkaaga:

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News