Saxilnews.com
Ex Wasiir Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo U Soo Boholyoobey Xukumadii Uu Ka Tirsanaan Jiray +Soo Dhaweyntii Waftigii Uu Hogaamineyey Madaxweynaha Somaliland Oo Uu Qeyb Weyn Ka Qaatey
November 24, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeisa{Saxilnews}Ex Wasiir Xirsi Oo Hore Uga Tirsanan Jiray Xukumada Uu Gadhwadeenka Ka Yahay Axmed Maxamed Maxamuud Siiraanyo Ayaa Waxaa Uu Si Baaladhan Ugu Soo Dhaweyey Gobolka Sanaag Oo Uu Waftiga Uga Sii Horeyey Ka Dib Markii Uu Si Lama Filaana Uga Ula Kulmey Waftiga Madaxweyaha Oo Lagu Soo Dhaweynayo Magaalada Ceerigaabo Si Kastaba Ha Ahaatee Waxay Dadka Siyaasada Faaleeyaa Ka Sheekeynayaan Inuu Xirsi U Soo Boholyoobey Xukumada Uu Ka Tirsananaan Jiray

COMMENTS
Latest News