Saxilnews.com
Eng Cali Xoor Xoor ayaa ka hadlay Muranka Doorashada Somaliland
July 27, 2022 - Written by admin

Hargaysa (SN)-Cali Xoor Xoor ayaa ka hadlay Muranka Doorashada Somalilan……

 

Maareeyihii Hore ee Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor Xoor) oo maanta ka hadlayay Munaasibada Meher ah ayaa alle ka baryay in Somaliland uu kaso jabiyo Baarta iyo Sixir Bararka waxaanu yidhi “Waxaan kaso laabtay Xajka dalka abaar iyo Sixir barar ayaa ka jira alle ha inaga soo jabiyo Aamiin dhaha”

 

Eng Cali Xoor Xoor oo ka hadlayay Muranka doorashada Somaliland ayaa waxa uu yidhi “Anigu In badan baan Dawladaha usoo shaqeynayay, baqo fara badan ma jiro waxaan rajaynayaa inay iska dhamaato, Somaliland siyaasadu waxay ku dhamaataa wada hadal iyo isu tanaasul”

COMMENTS
Latest News