Dowladda oo Dejisay Hab Maaliyadeed Cusub

0
13

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Maxamd Aadan Farageeti oo wareysi siiyey saxilnews, ayaa sheegay in hannaankan cusub uu ka hortagayo in musuq-maasuq ama wax is-daba marin maaliyadeed la sameeyo.

Bankiga Dhexe ee Somalia

Waxa uu sheegay in dhammaan ilaha dhaqaalaha dowladda Soomaaliya ay geeyeen barnaamijkan, islamarkaana daqli kasta oo soo galay dowladda lasoo mariyo hannaankan, taasi oo caddeyneysa dhamaan lacagaha soo galay dowladda.

Waxa uu ku warramay in si taa la mid ah ay sidoo kale in dhammaan codsi kasta oo maaliyadeed oo ka yimaada hay’adaha dowladda Soomaaliya, lagu soo gudbiyo barnaamijkan, taasi oo sahleysa in lala socdo dhamaman daqliga soo gala dowladda Soomaaliya.

maxamed xasan

saxilnews005@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here