Hargeysa(saxilnews.com)-Siyaasi Jamaal Cali Xussen oo ka mid ah xisbiga Kulmiye ayaa waxaa uu maanta sheegay Aragtidiisa in aaney u muuqanin doorasho dalka ka dhaceysa dhamaadka 2019 , isla markaana shacabka Somaliland been lagu jaho habaabinaayo uun
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan