Saxilnews.com
Diyaarad rakaab ah oo ku burburtay Ruushka
February 11, 2018 - Written by editor
Burburka diyaarada oo la helayLahaanshaha sawirkaREUTERS
Image captionBurburka diyaarada oo la helay

Wararka ka imaanaya dalka Ruushka ayaa sheegaya in diyaarad rakaab ah oo ay saarnaayeen 71 qof ay burburtay waxyar un kaddib markii ay ka kacday garoonka Domodedovo ee magaalada Moscow.

Wakaaladda wararka ee Ruushka ayaa sheegtaya in Diyaaradaas ay laheyd shirkadda diyaaradaha ee Saratov .

sawir hore ee diyaarad burburtayLahaanshaha sawirkaEPA
Image captionsawir hore ee diyaarad burburtay
Radaarka diyaarada kadib marki ay ka ambabaxday Moscow
Image captionRadaarka diyaarada kadib marki ay ka ambabaxday Moscow

Diyaaradan oo noocedu yahay Antonov-148 ayaa u safraysay magaalada Orsk ee xadka Ruushka u la wadaago dalka Kazakhstan.

Waxaa lagu soo waramay in Diyaarada ay ku dhacday meel u dhaw Argunovo oo sideetan kiloomitir kaga began koonfur bari ee magaalada Moscow

COMMENTS
Latest News