Saxilnews.com
Dhoola tus iyo isu soo bax balaadhan oo at sameeyen taaageerayaasha xisbiga kulmiye ee deegaamada hoos yimaada gobolka sool
October 31, 2017 - Written by editor

sheikh( saxilnews.com) iyadoo maanta ay ahayd maalintii afraaad ee ololaha xisbiga kulmiye ayaa taageerayaasha kala duwan ee ku dhaqan deeganada hoos yimaada gobolka sool waxay soo ban dhigeen taageerada buuxda ee ay u hayaa murashaxa madaxweyne ee xisbiga kulmiye mj muuse biixi cabdi

COMMENTS
Latest News