Saxilnews.com
Dhibaatada Biyo yaraanta magaalada berbera xilligan xagaaga darran lagu jiro
May 5, 2018 - Written by admin

-WAKAALADA BIYAHA BERBERA— Dhibaatada Biyo yaraanta magaalada berbera xilligan xagaaga darran lagu jiro, Anigu magaranayo wax sobab u ah lakiin waxaan halkan ku hayaa xalka, Dadka ku nool magaalada berbera waxaa lagu qiyaasaa 50.000qof biyaha ay u baahan yihiina waxaa weeyi (4500mq), biyaha ay wakaaladu haysaana waa (2500mq) waxaa maqan 2000mq waliba waa qiyaasta wakaalada biyuhu bixisey. si heer caalamiya haddii aynu qiyaasno biyaha loo baahan yahay waxaa tusaale kugu filan qofkasta oo xeeb joogaa maalintii wuxuu ubaahan yahay inuu hello 126Ltr oo biyo ah. Haddaba 50.000 ee qof imisa ltr oo biyo ah bey u baahan yihiin? 50.000x126ltr= 6300000ltr oo u dhiganta 6300mq Haddaba biyaha intaasi leeg ma keeni kartaa wakaalada biyuhu oo ma daamaanad qaadayaan? waxaa kaliya oo lagu keeni karaa in maamulka wakaalada lagu wareejiyo D/Hoose. shacabka berbera ee gobta ah waxaan u soo jeedin lahaa biyo la.aani waa nolol la,aan lakiin nasiib baad leedihin oo waxaad magaalooyinka kale dheertihiin Mayor Cabdishakuur Cidin,

 

 

COMMENTS
Latest News