Saxilnews.com
Degdeg:Maayar & Maayar ku-xigeen Cusub oo Magaalada Burco loo doortay+Xisbiyaday ka soo baxeen
June 20, 2021 - Written by Baas Rashiid
Maayar & Maayar ku-xigeen Cusub oo Burco loo doortay+Xisbiyaday ka soo baxeen
Golaha Deegaanka cusub ee Burco ayaa maanta si rasmiya Maayar ugu doortay Cabdirisaaq Heero oo ka soo baxay Xisbiga Ucid,Halka Maayar ku-xigeenna loo doortay  Mukhtaar Baaryare oo ka soo baxay Xisbiga Ucid

COMMENTS
Latest News