Saxilnews.com
Deg Dega:Daawo Wasiir Hore Uga Tirsanaa Xukumada Madaxwayne Siilaanyo Oo Dhawaan Ku Biirey Xisbiga Waddani Oo Iska Casiley Xisbigaasi.
November 13, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Daaw0 (Saxilnews):-Wasiir hore uga tirsanaa xukumada Madaxwayne Siilaanyo oo dhawaan ku biirey xisbigaasi ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu gabi ahaanba iska casiley Xisbigaasi Waddani.

Ex Wasiirkan oo lagu magacaabo C/risaaq Cali Cismaan ayaa hore xukumada madaxwayne Siilanyo uga soo qabtay Xilka Wasaarada Dib u dajinta Somaliland basle markii xilkaasi uu ka qaaday madaxwaynuhu waxa uu ka mid noqday asxaabta Mucaaridka ah isaga oo dhawaana ku biirey xisbiga Waddani ee uu Maanta iska casilay Xubinimadiisii.

Waxa uu sheegay in sababta uu iskaga casilay ay tahay cadaalad daro wayn oo ka dhex jirta xisbiga dhexdiisa.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News