Saxilnews.com
Deg Deg :- Xukuumada Oo Xabsiga Dhigtay Mulkiilihii Iyo Agaasimihii Somaliland Ee Telefishanka Universal Tv +Sababta 
February 20, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Xukuumada Somaliland ayaa waxaa ay saaka xabsiga dhigteymulkiilihii guud ee telefishanka Universal Eng Axmed Abuukar iyo agaasimahii Somaliland Maxamed Caabi Digaale

Image may contain: 2 people, sunglasses

Ma Cada sababta rasmiga ah ee xabsiga loo dhigay labadan masuul , waxaana uu xadhigoodu imanayaa ka dib markii ay ka yimadeen magaalada Jigjiga ee dalka Itoobiya .

 

Dhinca kale war deg deg ah hada naga soo gaadhay xarunta uu telefishankaasi ku leeyahay magaalada Hargeysa waxaa uu noo sheegay in hada ay xukuumadu dib ugu soo celisay xoriyadoodii labadaas masuul ka dib markii in muddo ah ay xidhanaayeen

COMMENTS
Latest News