Saxilnews.com
Deg Deg Xubno Muhim Ahaa Oo Iska Casilay Xisbiga Ucid + Sababta
November 15, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Bismilaahi Rahmaani Rraxiim Ku:Socota hogaanka xisbiga Ucid. Dhamaan xubnaha iyo tageerayaasha xisbiga Ucid iyo Saxaafada iyo Shacabka Somaliland,laga bilaabo manta oo taarikhdu tahay 11/11/2016 waxaan ku wargalinayna hadii aanu nahay xubnaha hoos ku qoran inan iska casilnay xilalkii iyo masuuliyadi xisbiga aan u haynay ee lantiisa Swedan. 1:Gudoomiye ku-xigeenka Sweden.Najax Maxamed Ibraahim 2:Gudoomiye ku xigeen 2aad.Cismaan Aaden Ismaaciil. Skandinaviens. 3:Gudoomiyah garabka haweenka Sweden. Saynab Ismaaciil Gabas 4:Khasnaji . Siciid Axmed Cali 5:Gudoomiyaha garabka dhalinyarada Sweden:Mohamed Abdikariim Axmed 7:Gudoomiye ku xigeenka garabka dhalinyarada Sweden. Jaamac Maxamed Deeq 7:Xoghayaha Garabka Haweenka Stockholm. Safiya hineri 8:Gudoomiyaha ku xigeenka garabka haweenka Stcokholm. Khadiira C/raxmaan Dheere 9:Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada Ee Stockholm. Ikraan abdi 10:Gud Kuxigeenka Garabka dhalinyarada. Ahmed Sh ibraahim Abraar 11:Gudoomiyaha Hanti Dhawrka Ee stockholm injineer Sharmaake Siciid Maxamed 12:Maxmed Xaaji Iamaaciil Guddida Musdambeedka 13 Gudoomiyah gobolka Dolarna län Hussein isamcil. 14:Gudoomiyah Borlange Ismail abdulaah 15:Af hayenk Dolarana län Abdiriisaqa isamcil 16: Gudoomiyah Garabka. Haweenka Dolarana län Nimco. Ali jama 17:Gudoomiye Ku xigeenka Garabka Haweenka. Dolaran län Fadixay yusuf 18:Xoghaya Maliyad. Dolarn län. Xaajiyo Faduumo Sidaa darteed waxaan ku wargalinayna inay sidaa ula socdaan is casilaadayada Taageerayaashayada iyo masuuliyiinta kale ee nala aragtida ah inaynu wada tashi dag dag ah iskugu nimaadno.
Alla mahad leh Najax ibrahim marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga
Marka koowaad Alle ayaa umahadinayaa . Mar 2 waxan umhd celinayaa cidkasta oo daacad ka ahayd Xisbiga Ucid Rabteyna inay hesho Isbadal Siyaasadeed oo Caafimaad Qaba!! Hadaan u soo noqdo Maqaalkeygan Aniga oo ah Mohamed Abdikerim Ahna Godomiyaha Dhalinyarada ee X.Ucid wadanka Sewdan waxan ku cadaynayaa in aan maanta oo ay taariikhdu tahay 15 november 2016. In aan iska cadilay Xilkii aan u hayey Xisbiga isla markaana aan ka baxay Xubibamadii Xisbigaas Ucid. Kadib markaan arkey in Xisbigii hanaan socodkiisii iyo Ziyaasadiisii Qaranimo inaanay dhaafayn in xisbigu Shaqsi u qoorxidhnaado. Hankayagii isbadaldoona aanu gaadhi Karin ayaan go.aan sadey inaan ka tanaasulo . Gankayga siyaasadeedna waan ka fiirsan doonaa halkaan fadhiisanayo Dhamaan Umada reer soomaliland wan salamayaa Sigaara waxan ku leehay Dhalin yarada yaan la niyad jabi waanad mhdsan tihiin Allaaa mhdleh By. Mohamed Abdikarem

COMMENTS
Latest News