Warka Deg Deg Xubin Muhim Ah Oo Iska Casishay Xisbigii Burburay Ee Ucid By Abdisalaan Harir - November 18, 2016 0 141 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Swedon(Saxilnews) Farduus Cige Anigoo ah xoghaye ku xigeenka warfafiinta ee xisbiga Cadaalda iyo Daryeelka Ucid waxaan halkan ka cadeynayaa in aan iska casiley xilkii iyo xubin nimad manta ayeey Tariikhado tahey 15.11.2016