Saxilnews.com
Deg Deg Xubin Muhim Ah Oo Iska Casishay Xisbigii Burburay Ee Ucid
November 19, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

London(Saxilnews)Marka koowaad Alle ayaa umahadinayaa . Mar 2 waxan umhd celinayaa cidkasta oo daacad ka ahayd Xisbiga Ucid Rabteyna inay hesho Isbadal Siyaasadeed oo Caafimaad Qaba!! Hadaan u soo noqdo Maqaalkeygan Aniga oo ah Kaltun Omer Ali ahaa xoghayaha arimaha qoyska ee Ucid waxan halkan ku cadaynayaa in aan maanta oo ay taariikhdu tahay 18 november 2016. In aan iska casaliye Xilkii aan u hayey Xisbiga isla markaana aan anigo. Kamida. Aah Ucid. Mudo 11. Sano aah oo kunbirey 2005 Xilwa an waxaan soo hayey ama uu odey gu ii magacaabay markii ay ciro iyo colkiisii ka baxeen hadaad xasuusato taariikh daa ilaa intaa waan xilka ka intii ka horeysdyna waxaan ahaa ucid ugu firfircoonayd eena ugu horeysay qayb weyn ka qaadayay dhismaha xisbiga ucid waxan halkan kacadeyan ka baxay Xubibamadii Xisbigaas Ucid. Kadib markaan arkey in Xisbigii hanaan socodkiisii iyo Ziyaasadiisii Qaranimo inaanay dhaafayn in xisbigu Shaqsi u qoorxidhnaado. Hankayagii isbadaldoona aanu gaadhi Karin ayaan go.aan sadey inaan ka tanaasulo . Gankayga siyaasadeedna waan ka fiirsan doonaa halkaan fadhiisanayo Dhamaan Umada reer soomaliland wan salamayaa Sigaara waxan ku leehay Dhalin yarada yaan la niyad jabi waanad mhdsan tihiin Allaaa mhdleh By.Kaltun Omer Ali ahaa xoghayaha arimaha qoyska ee Ucid

COMMENTS
Latest News