Saxilnews.com
Deg Deg :- Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sameeyey Xilka Qaadis Iyo Magacaabis + Cida Xilka Loo Magacabey Iyo Ka Laga Qaadey
February 7, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Warqad goor dhaweyd ka soo baxdey xafiiska wasiirka arimaha gudahaSomaliland ayaa waxaa lagu sheegay in xilkii laga qaadey xoghayihii gobalka Maroodi-Jeex Muddane Xamse Ciise

 

Sidoo kale wasiirka arimaha gudaha ayaa waxaa uu xilkaasi u magacabey in uu nodqo muddane Maxamed-Deeq Cabdi Muuse

Halkan Hoose Ka Akhriso Warqada Ka Soo Baxdey Xafiiska  Wasiirka

No automatic alt text available.

 

COMMENTS
Latest News