Hargeysa (Saxilnews)- Wada hadalo toos ah ayaa waxaa ay maanta hotel Maansoor ee magaaladaHargeysa uu uga fumey garabkii Musharax Jamaal Cali Xussen iyo xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani .
wada hadaladan ayaa furitaankii waxaa ka soo qeyb galay musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro iyo Jamaal Cali Xussen oo garabkan kale hogaaaminaya .
Waxaa la filayaa in wada hadalkani uu u socda ilaa bari isla markaana waxaa ay labada dhinac ay ka gaabsadeen in ay hada wax faahfaahin ah ka bixiyaan
Dhawaan Filo Muuqaalka Warkan !






