Saxilnews.com
Deg Deg :- Shirkii Aan Caadiga Aheyn Ee Xisbig UCID Oo Dib U Dhacay + Sababta .
November 7, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Waxaa dib u dhac koobani ku yimid shirkii aan caadiga aheyn ee xisbigaUCID isla markaana maanta ka furmi lahaa magaalada Hargeysa .

Shirka ayaa waxaa uu dib u dhacay muddo hal maalin ah waxaana sababta uu shirku dib ugu dhacay uu mid ka mid ah sarakiisha xisbigaasi u sheegay Ilaysnews.com in ay tahay cilad xaga farsamada ah gaar ahaan qeybtii kaadhadhka iyo erooyinkii oo batey .

Maalinta bari ah ayaa waxaa uu sheegay sarkaalkani in uu si rasmi ah uga furmi doono shirku magaalada Hargeysa maanta la sii qeyb doono kaadhadhka golaha dhexe

COMMENTS
Latest News