Saxilnews.com
Deg Deg :- Roob Xoogan Oo Lagu Diirsaday Ayaa Ka Da’ay Gobalka Gabiley Iyo Deegaano Hoos Yimaada + Sawero
November 26, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Gabiley (Saxilnews)Deg Deg :- Roob Xoogan Oo Lagu Diirsaday Ayaa Ka Da’ay Xaruunta Gobalka Gabiley Iyo Deegaano Hoos Yimaada Roobabka Ayaa Ilaa Shalay Casarkii Ka Da’ayay Degaano Hoos Yimaada Xaruunta Gobalka Gabiley Waxaana Maanta Galinkii hore roob tiix ah uu ku bilaamay magaaladda gabiley markii danbe oo uu roobkaasi xoog u soo daadatay roobkan ayaa ku soo beegmaya xili abaar ba’ani ka jirto gobaladda bariga somaliland . mana jirto cid roobkaas wax ku noqotay ilaa hadda  dad iyo duunyaba waa laga nabad qabaa ‘   dhanka kale raxmaadka eebe ayaa ka da’ay degmadda salaxley iyo deegaano hoos yimaada

COMMENTS
Latest News