Saxilnews.com
Deg Deg Rasaas Xoogan Oo Hadda Ka Socota Magaalada Muqdisho + Sababta
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Muqdisho(Saxilnews)Rasaas aad u xoogan yaa hadda ka bilaamatay magaladda muqdisho ,taas oo u muuqata mid lagu dabaal dagayo guusha mudane maxamed cabdilaahi farmaajo oo ku guuleystay qabashada xilka madaxtinimo ee dalka somaliya 4 sano ee soo socota .
Shacabka ayaa iskugu soo baxay,ciidamada ayaa ridaya rasaas aad u xoog badan waxayna caawa magaaladu u muuqataa mid ka duwan jawiyadii lagu yaqaanay magaaladda muqdisho
Kala Soco Wixii Warar Ah Ee KU Soo Kordha Warkan !

COMMENTS
Latest News