Hargeisa(GTV) Musharax Maxamed Ahmed Galbeedi Ayaa Maanta Shir Jaraaid Oo Uu Ku Qabtay Hotel Dalxiis Ee Magaalada Hargeisa Waxa Uu Ku Shaaciyay Hankiisa Musharaxnimo Ee Ah Inuu Utaaganyahay Jagada Doorashada Golaha Wakiilada Ee Soo Socota Kana Sharaxnayahay Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye
Musharax Maxamed Galbeedi Oo Warbaahinta Gaaroodinews Uwaramaayey Ayaa Sheegay Inuu Xaq Uleeyahay Inuu Isu Soo Taago Doorashada Golaha Wakiilada Isla Mar Ahaantaasina Aanu Aqbalayn In Beesha Uu Kasoo Jeeda Ay Shakhsi Qudha Uxidho Musharaxnimada Xildhibaanimada Codka Beeshiisuna Ay Ku Filantahay Inay Qof Iyo lababa Soo Saaraan
Waxaanu Baaq Udiray Dhamaan Xubnaha Siyaasiyiinta Beeshiisa Iyo Somalilandba Inay Garab Istaagaan Musharaxnimadiisa Taageeraana Dhalinyarada Hankooda Muujisay Ee Jecel Inay Saaxada Siyaasada Kusoo Biiraan
Hoos Kadaawo Shirka Jaraaid Ee Musharaxa
https://www.youtube.com/watch?v=NTElkDSboKc