Saxilnews.com
Deg Deg:- Mid Ka Mid Ah Madaxweynayaasha Somalida Oo Hada Is Casilay + Sababta
February 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa hada si rasmi ah u shaaciyey in uu is casilay madaxweynihii maamulgobaleedka Puntland Cabdikariim Xussen Guuled .

Warqada is casilaada oo soo gaadhey xafiiska shabakada Ilaysnews.com ee magaalada Moqdisho ayaa waxaa uu madaxweynuhu ku sheegay in maanta oo ay tariikhdu tahay 26.02.2017 uu go,aansadey in uu xilkaasi iska casilay

 

Dhawaan Ayey aheyd markii xildhibaanada baarlamaanka maamul goboleedkaasi shir aan caadi aheyn oo ay yeesheen ku sheegen in ay xilkii ka qaaden madaxweyne Cabdikariim Xussen Guuleed

COMMENTS
Latest News