Saxilnews.com
Deg Deg :- Mid Ka Mid Ah 4 Musharax Ee Ugu Codadka Badnaa Doorashada Somaliya Oo Hada Tanaasulay + Musharax Uu Yahay.
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Waxaa hada si toos ah magaalada Moqdisho uga bilowdeywareegii labaad ee doorashada dalka Somaliya waxaana wareegan labaad intii aanu bilaabmin si rasmi ah u shaaciyey in uu tanaasuley mid ka mid ah 4 musharax ee ugu codadka badnaa isla markaan wareegan isku soo gaadhey

Musharaxan ayaa waxaa uu yahay Ra,iisul wasaare Cabdirasiid Cali Sharmaake oo ka mid ahaa afartii musharax ee ugu sareeyey wareegii koowaad ee dhamaadey

 

Waxaana wareegan Labaad ee hada bilowdey isku soo hadhey oo ku tartami doona saddex musharax oo kala ah Xassan Sheekh Maxamuud , Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed

Waxii warar ah ee ka soo kordha kala soco wararkayga danbe

COMMENTS
Latest News