Saxilnews.com
Deg Deg: Maxkamada Oo Ku Dhawaaqday Go’aankii Mudaynta Doorashada””’
August 18, 2015 - Written by admin

Hargeysa ( saxilnews.com)- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa saaka ku dhawaaqday dalabkii madaxweyne siillaanyo u gudbiyey ee sheegayey fasiraada todobaadkii hore.

Maxkmada Sare oo ayaa sheegtay in la raaci doono mudadii ay golaha guurtida Somaliland hore u shaaciyeen, taas oo ay muran badan ka keenan xisbiyada mucaaridka Somaliland

Sidoo kale maxkmada sare ee Somaliland ayaa guud ahaan laashay qodobadii ka soo baxay shirkii xisbiyada iyo xukuumada ee ay inta badan mucaaridka meel marin la’aantiisa qiilka ka dhiganaayeen.

Go’aanka maxkamada ayaa loo soo gudbin doonaa madaxweynaha Somaliland, isaga oo saxeexa kama danbaynta ah ku duugi doona.

Qaraarka maxkmada ayaa dhabar jab siyaasadeed ku noqonayaa xisbiyada mucaaridka ee Somaliland oo markii arrinkooda maxkamada la geeyey soo dhaweeyey hadii ay ka hor yimaadaan.

 

 

 

 

 

 

maxamed xasan aadan

 

 

 

 

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News