Saxilnews.com
Deg Deg Maxbuus Ku Xidhnaa Xabsiga Dhexe Ee Magaaladda Berbara Oo Is Deldelay
November 24, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Berbara(Saxilnews)Deg Deg Maxbuus Ku Xidhnaa Xabsiga Dhexe Ee Magaaladda Berbara Oo Is-Deldelay

wararka so gaadhaya xafiiska warqabadka ee shabakadda caalamiga ah ee saxilnews.com ayaa waxa uu sheegaa in maxbuus ku xidhnaa xabsiga dhexe ee magaaladda berbara ee xaruunta gobalka saaxil uu is deldelay halka mid kale oo isaguna is deldelay lknse nasiib wanaag lagu gaaadhay naftii oo ku jirta  halknaa waxa ku dhintay marxuunkii

Kala Soco Wixii Warar Ah Ee Ku SOo Kordha Warkan

Halkan Isha Ku Hay

Saxilnews //Office

Berbara Somaliland

COMMENTS
Latest News