Moqdisho (Saxilnews):- Mustafe Maxamuud Qodax mareeye ku xigeenkii hore ee
telefishanka Somaliland ayaa waxaa uu dhawaan ka degay magaalada Moqdisho ee xarunta dalka Somaliya.
Muddane Mustafe Qodax waxaaa uu maanta u tartamay in uu ka mid noqdo xildhibaanada aqalka sare ee dalka Somaliya isaga oo la tartamayey musharax lagu magacaabo Maxamed Maxamuud Cabdi
![[Deg Deg] :- Mareeyihii Ku Xigeenkii Hore Ee Telefishanka Qaranka Oo Maanta U Tartamey Xildhibaan Nimada Aqalka Sare Ee Somaliya Iyo Natiijada Oo Hada Soo Baxdey](http://ileysnews.com/uploads/article/photo/IMG_714B0E-F6CA71-D52B62-1C9E09-53DAB5-54D029.png)
Mustafe Qodax ayaa doorashada ku guuleystay ka dib markii musharaxii la tartamayey uu u tanaasulay waxaana uu sidaasi ku helay dhamaan codadka ergadii wax dooraneysay oo dhameyd 46 cod







