Saxilnews.com
DEG DEG :- MADAXWEYNE SIILANYO OO SAAKA SAFAR KAGA BAXAY MAGAALADA HARGEYSA + U JEEDKA SAFARKIISA .
August 13, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu saaka uu safar kaga baxay magaalada Hargeysa .

 

Madaxweynaha ayaa waxaa uu ku sii jeeda gobalka Awdal gaar ahaan wadada isku xidha magaalada Dila iyo Kalabeydh oo ay xukuumada Somaliland dayac tir ku sameysay waxaana uu madaxweynuhu uu xadhiga ka soo jari doona wadadaas.

COMMENTS
Latest News